Maraykanka oo taageero u muujiyey talaabo uu qaaday Raisul Wasaare Rooble

Qoraal kooban oo lagu daabacay barta Twitter-ka ee safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa looga hadlay shirka dhawaan ay magaalada Muqdisho ku yeelan doonaan madaxda golaha wadatashiga qaranka ee ku baaqay RW Rooble. “Waxaan soo dhoweyneynaa qorshaha lagu qabanayo kulanka Golaha Wadatashiga Qaran ee diiradda lagu saarayo horumarinta iyo dedejinta hanaanka doorashada” ayaa lagu yiri Qoraalka … Continue reading Maraykanka oo taageero u muujiyey talaabo uu qaaday Raisul Wasaare Rooble